Friday, September 19, 2008

Waa Maxay Jacaylku?See Buu Uqabta Jacaylku dadka?

Asla Alaykum Warahmatulahi Wabarakatu
Waxaanu kaxaa Joonayna ama aanu isla Meel Dhigayna waa Maxay Jacaylku?
See Buu Ugu Dhaca Dadka Ama See ay Udareeman Dadku?
Run Ahaantii Labadan Su'aalood waa Labo Su'aalood Uu Muhiim u ah Dadka aan aqoon Jacaylka Iyo dadka uu ubilaaban Yahay Intaba
Waa Maxay Jacayl???????????
Jawaab....
Jacaylku Waa Dareen Qofka ku beerma oo alle usameeyey inuu dareemo waxa uu xiisaynayo ama naftiisu ubaahan tahay..
Jacaylku Mahan Wax Cayaar ah waa Halis Qofka Qatar Galisa Haduu Wayo Jacaylkiisa ama uu ka dheerado ama uu xumeeyo..
Jacaylku Waa Dareen Iyo Farxad Qofka alle kaga Beeray Qalbiga Qofka Uurabona waa Uu jeclada kuusan Rabina waa Nacaa..
Jacaylku Waa Muhiimka Nolosha Qofka Inuu Leeyahay,,Jacaylku Waa Badan Yahay Waxuuna ukala Qaybsama Sidaan..aan hoos ku xusayno,,
Jacaylka Aduunka dhan Laga Yaqaano waxuu Ukala Baxaa 4party 4 Qaybood,,
Waxayna kala Yihiin Sidaan,,
(1 General Love) OO Lamid Ah Jacaylka Guud kan aabaha hooyada walalka sxbka aad jeclanaysid
(2 Relatives And Familly Love) Jacaylka Qaraabada aad jeclanaysid )
(3 Interest love) Jacaylka Ah Danaysi Ama Qofku Siyaasad kujeclow ama Lacag)
(4 True Love) Jacaylka Dhabta Ah Oo Daacada ah oo wanagsan an Lahayn Qayano Xumayn Been Iyo wax qofku Dhibsanayo,,
Hadii aan kajawabno Su'ashii Kalle EE ahayd See Buu Udareema Qofku Jacaylka ama uu ugu dhacaa?,,
Hadii Aaanu ka Hadalno Wax Yar sida uu Jacaylku Usaameeyo Bani adamka ama somalidaba Waxaan Oran Karna Waa Dareen Yar oo kahelitaan ah kadibna
Dareenkiisa Ayaa Kufaafa Malinba Malinta ay Kadanbayso Qalbigiisa Waxuuna garaya Heer Xiisayn ama Jacayl dhab ah waxaana Taas Keenta Qofka aad Usamayso Ixsaanka ama wanaaga Soo dhowaynta Qofka aadan Aqoon Xishoodka Iyo Quruxda oo alle siiyo Qof Intaba waa lagu damci kara wiil iyo gabadhaba ,,


Wabilahi Towfiiq

Nagala Soo Xiriir Hadii Aad haysid wax Su'aalo oo kusaabsan Jacaylka,,

abdikariin_12@hotmail.com

3 comments:

Abdikariin Warsame Farah said...

Ilati Waxaan Jeclahay Gabar Nin Cadaan ah Qabo oo somali ah

Dolow news said...

Jecelku waa farxad

Unknown said...

JacYlku Waa FarxaD WaYn